KUN HABEEN IYO HABEEN PDF

Kun Habeen Iyo Habeen (Af-Carabi: ألف ليلة وليلة, Af-Ingiriis: Arabian Nights, ama One Thousand and One Nights) waa qaybo badan oo kala duwan oo. Published: (); Qaran dumey iyo qoon taalo–waayey / By: Daahir Cali Cumar . Sheekooyinkii Kun Habeen iyo Habeen / [qore, Jaamac Maxamuud Cumar]. Ninkii labada Eey watay asigoo hadalkiisii sii wato ayuu wuxuu dhahay kadibna waan safarnay aniga iyo labadii wiil ee ila dhashay waxaana.

Author: Vudonris Bajas
Country: Czech Republic
Language: English (Spanish)
Genre: Personal Growth
Published (Last): 15 April 2018
Pages: 217
PDF File Size: 9.33 Mb
ePub File Size: 5.78 Mb
ISBN: 932-5-81190-447-4
Downloads: 68287
Price: Free* [*Free Regsitration Required]
Uploader: Maushakar

Sheekooyinkii kun habeen iyo habeen: Waxaa la leeyahay sheekooyinkaas waxaa curisay Gabar reer Beershiya ahayd oo aabaheed gacanyare u ahaa boqor naxariis darnaa oo markaas gobol ka mid habewn ka talinayay.

Boqorka waxaa la soo wariyay inuu qabay haweenay aad u qurxoonayd oo uu aad u jeclaa uuna aaminay, laakiin nasiibdaro boqorku wuxuu dareemay in haweenaydiisu khiyaanayso. Sidaas awgeed, boqorku wuxuu goostay inuu khaarijo xaaskiisa waana fuliyay inuu dilo boqoradii.

Kun Habeen Iyo Habeen – Wikipedia

Intaas haeben ekaan boqorkuye waxaa ku dhacay jirro-maskaxeed uu dhamaan caddaawad u qaaday dhamaan dumarkii oo wuxuu ku amray wasiiradiisii inay keenaan subax kasta gabar ugub ah, dabadeed isaga lagu meheriyo, dabadeed uu boqorku gabadha habbeenkaas arooso, isla subaxii marka uu baryana la dilo gabadhii xalay la soo aroosay.

  EV DVX3150 PDF

Boqorkii wuxuu gabar yar subaxii seef ku bireeyaba, gabar uu dhalay boqorka raysal-wasaarihiisa ayaa aabaheed ka codsatay in iyada beri boqorka lagu meheriyo.

Raysal wasaarihii dalabkii gabadhiisa gaashaanka ayuu ku dhuftay, laakiin gabadhii waxay aabaheed u sheegtay in iyadu gacanteeda isku dilayso haddii aabaheed uusan u ogolaan inay hesho waxa ay doonayso. Aakhirkii Raysal wasaarihii wuxuu goostay inuu gabadhiisa doonisteeda ogolaado, subaxii ku xigayna waxaa la geeyay qasrigii boqorka. Boqorkii waa la yaabay gabadha wasiirku dhalay oo loo keenay.

Wax yar ka dib gabadhii boqorkii waa lagu meheriyay, isla habeenkiina waa loo galbiyay. Gabadhii boqorku aroosay saakay waxay sii kaxaysatay walaasheed ka yar oo ay ka codsatay inay habeenka habeeen nooshahay qasriga boqorka kula hoyato. Fiidnimadii markii ay tageen qasriga boqorka ayay boqorka ka codsatay in gabar yar oo walaasheed ah ay doonayso inay caawa kula hoyato qasriga si ay aakhirka u macasalaamayso inta aan la dilin.

Boqorkii waa ogolaaday codsiga xaaskiisa caawa kaliya qorshuhu yahay inay la joogto. Sidii qorshuhu ahaa intii aan salaada loo kicin aroortii ayay gabadhii yarayd ku soo kalahday walaasheed oo boqorkii la huruda. Boqorkii isagoo samal-haadsan ayuu ogolaaday in dib loo dhigo deldelida gabadhii uu iho aroosay oo ay ahayd inaan libidhadu u soo bixin subaxaas.

  AUDAX TW025A2 PDF

Sheekadii Kun Habeen Iyo Habeen Qaybtii 8aad | Hawraar

Waxaa la yiri gabadha boqorku guursday waxay sheekooyinkaas xiriirka ah subax kasta tirinaysay ilaa iyo kun habbeen. Sheekooyinkaasi ayay ku noolayda gabadhaasi ………………….

Sections of this page. Email or Phone Password Forgot account? See more of Sheekooyinkii kun habeen iyo habeen on Facebook.

Qisooyin dhab ah Bookstore. Siiradii nabiga – SCW Bookstore.

Catalog Record: Sheekooyinkii Kun Habeen iyo Habeen | Hathi Trust Digital Library

Bashiir mahdi official Movie Character. Hoyga daraasadka iyo cilmi baarista Library. Al-muntada secondary burtinle Producer. Kobci Aragtidaada Computer Company.

Barashada diinta islaamka Education Website.